Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee… Sii akhri

Posted on June 17, 2016June 17, 2016 by Desk

Ra’iisul Soomaaliya: Ma’ahan in Qaxootiga Qasab lagu Celiyo

Posted on June 16, 2016June 16, 2016 by Desk

Dowlada Kenya waxa ay sheegtay in ay xireyso xeryaha Qaxootiga Dhadhaab, waxii ka dambeeyay weerarkii jaamacada gaarisa oo ay ku… Sii akhri

Natiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XI) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 16, 2016June 16, 2016 by Desk

Waa arrin iska cad in Soomaaliya dhibaato ballaaran ka soo gaaratay dagaalladii iyo burburkii dalka loo geystay, waxaana la oran… Sii akhri

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Sheegay in uu Been Abuur Yahay Shakhsi Magaciisa u Isticmaala Baraha Bulshada

Posted on June 15, 2016June 15, 2016 by Desk

“Annigoo ah Maxamuud Xasan Soocadde, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Hiddaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntland Waxaan Halkaan Ka caddaynnayaa in aanan… Sii akhri

Madaxweyne Gaas Oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee Puntland

Posted on June 15, 2016June 15, 2016 by Desk

Garowe(puntlandpost) Cabdiwali maxamed cali “Gaas” madaxweynaha dowlada puntland oo manta si rasmi ah u furay kalfadhigii 37-aad ee golaha wakiilada puntland… Sii akhri

Lama Filaan: Xulka Yar ee Iceland oo Barbaro laga Galay Portugal Kulankoodii Ugu Horeysay Ee Tartan Caalami

Posted on June 15, 2016 by Desk

  Xulka Iceland ayaa si taariikhi ah ku bilowday koobkoodii ugu horeysay abid ka dib markii ay barbaro 1-1 ah… Sii akhri

Madaafiic culus ayaa caawa lagu garaacay degmooyin ka mid ah Muqdisho

Posted on June 14, 2016June 15, 2016 by Desk

Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa caawa ku dhacaya qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyada oo qaar ka mid ah madaafiicdaasi ay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii ka qaaday Taliyihii NISA

Posted on June 14, 2016 by Desk

Muqdisho, 14 June 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil ka qaadis ku sameeyey… Sii akhri

“Cumar Matiin waxa uu mar walba tagi jiray baarka uu dadka ku laayay”

Posted on June 14, 2016June 14, 2016 by Desk

Wararka laga helayo dalka Maraykanku waxay tilmaamayaan in Omar Mateen oo ahaa ninkii weerarka ka gaystay baarka magaalada Orlando ee… Sii akhri

Wax Ka Ogoow Kulanka caawa dhexmari doona qaramada Portuga iyo Iceland

Posted on June 14, 2016June 14, 2016 by Desk

Cristiano Ronaldo iyo xulkiisa Portugal ayaa bilaaban doona tartankooda Euro 2016 marka ay wajahaan xulka tartankaan ku cusub ee Iceland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close