Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Shan Askari oo Kenyan ah oo lagu dilay Gobolka Waqooyi Bari

Dawladda Kenya ayaa sheegtay in degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari duleedkeeda dagaal uu ku dhexmaray ciidamada dawladda Kenya iyo… Sii akhri

Posted on June 20, 2016 by Desk

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo Dekeda Bosaso ku soo Bandhigtay Taag ay Jabuuti Ugu Deeqday Puntland.

Posted on June 19, 2016June 19, 2016 by Desk

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Cabdullaahi Jaamac Saalax ayaa Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele uga mahadceliyay Taag  Nooca… Sii akhri

Wafdi ka Socday Puntland oo Kulamo Shaqo u Joogay Qaar Kamida Wadamada Afrika ayaa Maanta Dib ugu soo laabtay Garowe

Posted on June 19, 2016June 19, 2016 by Desk

Wafdi uu hogaaminayay wasiirka wasarada shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha puntland oo ay kamid ahaayeen madax ka socotay jamacada PSU… Sii akhri

Shirkii Baydhabo oo Dib u Dhac ku yimid iyo jawaari oo Shirar laleh Dadka Reer Baydhabo

Posted on June 19, 2016June 19, 2016 by Desk

Baydhabo-(Puntland Post) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa kulamo gooni gooni ah Baydhabo kula qaadanaya wax garadka Iyo… Sii akhri

Kabtanka Xulka Egland Iyo Kooxda Manchester United Oo Sheegay Inuu waayihiisa Ciyaareed U Hibayndoono Kooxda Man Utd Ee Ku Ciyaarta Garoonka Old Trafford.

Posted on June 19, 2016June 19, 2016 by Desk

Garowe-(Puntlandpost)-WAYNE ROONEY ayaa diyaar u ah inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxdiisa Manchester United waayihiisa ciyaareedna ku soo afjaro Old… Sii akhri

Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo laga Sameeyay Magaalada Muqdisho

Posted on June 19, 2016June 19, 2016 by Desk

Cidmamad nabad sugida Dowlada Federal soomaaliya ayaa habeenimadii xalay howl gal gaar ah  Ka sameye qeybo kamida Xaafada Suuqa Xoolaha… Sii akhri

Wasarada Waxbarashada Puntland Iyo Wasarada Waxbarashada Koonfur Galbeed Somaliya Oo Garowe Heshiis Ku Kala Sixiixday

Posted on June 18, 2016June 18, 2016 by Desk

Garowe-(puntland post)-Wasiirka wasarada waxbarashada iyo barbaarinta koonfur galbeed iyo ku xigeenka wasaradaasi oo maalmihii u danbeeyay garowe ku sugnaa ayaa… Sii akhri

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukun dila ku ridey 43 katirsan maxaabiistii laga qabtay Al-shabaab

Posted on June 18, 2016June 18, 2016 by Desk

Garowe(Puntland Post)-Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa xukuntay 43 xubnood oo katirsanaa Xarakadda  Al- Shabaab, kuwaas oo lagu soo… Sii akhri

Dowlada Ciraaq Oo Magaalada Faluuja Kala Wareegtay Kooxda Daacish.

Posted on June 18, 2016June 18, 2016 by Desk

Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq ayaa sheegay in magaalada Fallujah la qabtay,qudbad uu telefishenka ka jeediyay ayuuna ku sheegay in Fallujah… Sii akhri

Dagaal ka dhacay Shabeelaha hoose

Posted on June 17, 2016June 17, 2016 by Desk

Ururka Al-shabab, ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close