Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Shir dhex Maray Madax ka socota Puntland iyo Dawlada Sweden

Stockholm-(Puntlandpost) Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland ayaa waxay kulan kula qaateen Magaalada Stockholm Xubno ka tirsan Baarlamaanka Sweden Waxaanu kulankaas … Sii akhri

Posted on March 23, 2016March 23, 2016 by Desk

Madaxweyne Gaas oo Ku Wajahan Degaanka garacad ee Gobolka Mudug

Posted on March 23, 2016 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa goor dhow inuu gaaro degaanka Garacad ee Gobalka Mudug… Sii akhri

Garoonka Diyaaradaha Brussels Zaventem oo qarax ka dhacay

Posted on March 22, 2016March 22, 2016 by Desk

Brussels-(Puntland Post) Laba qarax oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Brussels Zaventem ayey  ku dhinteen dhowr iyo tobon qof halka ay… Sii akhri

Shabaab oo soo Bandhigay Gaadiid iyo hub ay ka qabsadeen Dowlada Somalia

Posted on March 22, 2016March 23, 2016 by Desk

Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigay gaadiid nooca dagaalka ah iyo hub ay ku qabsadeen  ciidamada Dowlada Federalka Somalia weerarkii… Sii akhri

Dagaal ka socda Duleedka Deegaanka Garacad iyo Maxaabiis horleh oo laqabtay

Posted on March 21, 2016March 21, 2016 by Desk

Garacad-(Puntland Post) wararka naga soo gaaraya Duleedka Deegaanka Garacad oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa sheegaya in  dagaal u dhaxeeya … Sii akhri

Dagaalka ka dhacay Laanta Buuro

Posted on March 21, 2016 by Desk

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-Shabaab xalay saqdii dhaxe weerar culus ku… Sii akhri

Puntland oo Dagaalkii Toga Suuj Soo Afjartay iyo Warbaahinta oo Goob jog ahayd

Posted on March 21, 2016March 21, 2016 by Desk

War hadda naga soogaaraya deegaanka Toga Suuj ayaa sheegaya in howl galkii ay dowlada Puntland halkaas kawaday lasoo afjaray, Wariyaha… Sii akhri

Maamulka G/ karkaar oo Gurmad Sahay ah gaarsiiyay ciidanka difaaca dowlada Puntland ee ku sugan Toga suuj

Posted on March 20, 2016March 20, 2016 by Desk

 

Maleeshiyadii Al-shabaab oo laga saaray Toga Suuj

Posted on March 19, 2016March 19, 2016 by Desk

Maleeshiyadii  Ururka Al Shabaab ee afartii habeen ee la soo dhaafay ku sugnaa Toga Suuj ee Gobolka Nugaal, ayaa waxaa… Sii akhri

Wasiirka Amniga Puntland Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Garacad

Posted on March 19, 2016 by Desk

Wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland ayaa goor dhaweyd gaaray Deegaanka Garacadd ee Gobalka Mudug sida uu ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close