Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Labo Xildhibaan oo ku geeriyooday weerarkii Hotel Ambasador

Muqdisho, (Puntland Post) — Xildhibaanno ka tirsanaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday weerarkii gelikii dambe ee maanta lagu qaaday huteelka Ambaasador… Sii akhri

Posted on June 1, 2016June 2, 2016 by Desk

Warkii u danbeeyey: Ilaalada Hotel Ambassador oo toogtey mid kamida kooxda soo weerary iyo hawl-gal socda

Posted on June 1, 2016June 1, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post) Wararkii ugu dabeeyey ee aan ka helayno Hotel Ambassador Muqdisho ayaa sheegaya, in ciidamada ilaalada Hotelku ay toogasho… Sii akhri

Soomaali 61 jir ah oo imtixaanka dugsiga sare u fariistay Sanadkan

Posted on June 1, 2016 by Desk

Axmed Maxamad Cali Saney oo da’diisa lagu qiyaasay 61 jir ayaa sanadkan kamid noqday ardayda u fariisatay imtixaanka kama danbeysta… Sii akhri

Askar Puntland ah oo wax ku noqotay qarax ka dhacay degaanka Galgala

Posted on May 31, 2016May 31, 2016 by Desk

GALGALA- Cutub ka tirsan ciidamada Puntland ayaa weerar qarax ah lagula eegtay deegaanka Galgala  ee gobolka Bari, wararku waxay sheegayaan… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo ku Soo Wajahan Magaalada Muqdisho

Posted on May 31, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa lagu wadaa in uu maalinta Jimcaha ah uu booqasho ku yimaado… Sii akhri

Kenya oo weli qarinaysa dhacdadii Ceel-cade, Telefishinka CNN oo helay xog dheeri ah

Posted on May 31, 2016May 31, 2016 by Desk

Gumaadkii ciidamada Kenya kaga dhacay Ceel-cade 15 janaayo 2016 waxa uu ku bilaamay gaari qarax wada oo lagu dhuftay albabka… Sii akhri

Iiraan oo sheegtay in muwaadiniinteeda aysan Xajka u dirayn Sanadkan

Posted on May 30, 2016May 30, 2016 by Desk

Dowladda Iiran ayaa shacisay in muwaadiniinteeda ysan sanadkan Xajka u diri doonin. Wasiirka dhaqanka ee dowlada IRAN Cali Jannati ayaa… Sii akhri

Dhamaan Sanaadiiqdii imtixaanaadka Puntland oo si Nabdoon Loogu Soo Celiyay Wasaarada Waxbarashada

Posted on May 29, 2016May 29, 2016 by Desk

Wasaradda waxbarashada iyo tacliinta Sare ee Dowlada Puntland ayaa soo gaba gabaysay  26/May/2016- Imtixamadkii gobolada puntland oo dhan isagoo Jawi… Sii akhri

Kooxda Real Madrid oo markii 11-aad Hanatay Koobka Champions League-ga

Posted on May 29, 2016May 29, 2016 by Desk

Milano-(Puntland Post) Kooxda Real Madrid ayaa markeedii 11-aad ku guuleysatey Champions League-ga markii ay rigore 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico… Sii akhri

Madaxweynaha dawladda Puntland oo safar shaqo ugu Amba baxay magaalada Muqdisho

Posted on May 28, 2016May 28, 2016 by Desk

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta  28-May-2016 ka amba baxay magaalada Garoowe… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close