Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Beesha caalamka oo 60% bixisay Dhaqaalahii Doorashada Somaliya

Beesha Caalamka ayaa sheegtay in ay bixisay dhaqaalihii ay ugu tala galeen Doorashada Soomaaliya ee sanadkan lagu wado in ay… Sii akhri

Posted on September 3, 2016September 3, 2016 by Desk

Afhayeenkii Ururka Daacish oo lagu Dilay Siiriya

Posted on August 31, 2016 by Desk

Abu Maxamed al-Cadnani, oo ahaa afhayeenka Ururka Daacish ee dalalka Ciraaq iyo Siiriya ayaa lagu dilay iska hor imaad ka… Sii akhri

Qarax ka Dhacay Afaafka hore ee Madaxtooyada Somaliya

Posted on August 30, 2016August 30, 2016 by Desk

Qarax xoogan ayaa goor dhaweyd ka dhacay Koontaroolka Koowaad ee laga galo Madaxtooyada Somaliya, kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga… Sii akhri

Talyaaniga oo badbaadiyay 6,500 oo qof oo Muhaajiriin ah

Posted on August 30, 2016August 30, 2016 by Desk

Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in maraakiibta ilaalada xeebaha ay maalintii shalay ee Isniinta ay badaadiyeen 6,500 oo qof oo muhaajiriin… Sii akhri

Safaaradda Soomaaliya ee Washington oo beenisay in ay ogolaatay dib u soo celinta dadka codsigooda magangelyo la diiday

Posted on August 30, 2016 by Desk

Xaflad lagu soo dhoweynayay safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Washington ee dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad,  ayaa lagu qabtay magaalada… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay Shir Madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Japan

Posted on August 28, 2016August 28, 2016 by Desk

Nairobi-Puntland Post Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga waddamada… Sii akhri

Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Puntland Leicester ee dalka UK

Posted on August 26, 2016August 26, 2016 by Desk

Leicester- Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan dadka reer Puntland ee ku nool Leicester iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qeyb galaan kulan… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay madaxa UNDP

Posted on August 24, 2016August 24, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Pst) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay… Sii akhri

Dhul gariir Khasaare gaystay oo ka Dhacay Talyaaniga

Posted on August 24, 2016August 24, 2016 by Desk

Dhul gariir lagu qiyaasay 6.2 oo ah cabirka Rektarka dhul gariirada lagu cabiro ayaa waaberigii Saaka ka dhacay Pescara del… Sii akhri

Jaaliyada Columbus oo qabatay kulan dhiiri galin u ah aqoonyahanka Somalida

Posted on August 22, 2016August 22, 2016 by Desk

Qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus ohio ee dalka Mareykanka ayaa yeeshay kulan lagu dhiirogalinayay dadka waxbartay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close