Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Manchester City oo Guul ka gaartay kulankii Manchester Derby

Manchester City ayaa guul ka gaartay kulankii Manchester Derby iyadoo Manchester United ku garaacday 2-1 kulan ka dhacay garoonka Old… Sii akhri

Posted on September 10, 2016 by Desk

Falaaqayn: Kulanka Manchester Derby

Posted on September 10, 2016September 10, 2016 by Desk

Indhaha Mucaashaqiinta kubada cagta ayaa mar kaliya ku soo wada jeedsan doona goor dhow oo galabta ah garoonka Old Trafford… Sii akhri

Beeralayda Qaadka Kenya oo dhigay Mudaharaadyo

Posted on September 8, 2016September 8, 2016 by Desk

Beeraleyda iyo ganacsatada qaadka dalka Kenya ayaa bilaabay mudaharaadyo ay uga hor jeedaan joojinta Soomaaliya ee duulimaadyada qaadka Kenya, iyagoo… Sii akhri

Mareykanka oo Sheegay in uu dilay Afar Sarkaal oo Shabaab ah

Posted on September 8, 2016September 8, 2016 by Desk

Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen afar kamid ah ururka Al-shabaab kaidb howlgal ay gudaha Soomaaliya ay ka sameeyeen… Sii akhri

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo galay maalintii labaad

Posted on September 7, 2016September 7, 2016 by Desk

Iyadoo shalay Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu Xarunta Madaxtooyada Somaliya si rasmi ah uga furay shirka Madasha… Sii akhri

Dowladda Somalia oo ka hadashay sababta ay u hakisay qaadka Kenya

Posted on September 7, 2016September 7, 2016 by Desk

Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa ka hadashay sababta ay u hakisay qaadki ka imaanjiray dalka Kenya iyadoo arrintaasi sabab uga dhigtay… Sii akhri

Diyaarado Qaad sida oo ka degay Somalia

Posted on September 6, 2016 by Desk

Wararkaka naga soo gaaraya Magaalooyinka Galkacyo, Laascaanod iyo Qardho ayaa sheegaya in diyaarado sida qaadka Kenya ay ka dageen, iyadoo… Sii akhri

Madaxweynaha Philippine oo aflagaadeeyay Obama

Posted on September 6, 2016September 6, 2016 by Desk

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa diiday inuu  kulan la qaato Madaxweynaha dalka Philippine Rogrigo Duterte, oo si shakhsi ah… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo u amba baxay magaalada Muqdisho

Posted on September 5, 2016 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u amba baxay magaalada muqdisho, halkaas oo uu uga qayb… Sii akhri

Sawirro laga qaaday Muhaajiriin, oo abaal marin lagu Mutaystay

Posted on September 4, 2016September 4, 2016 by Desk

Sawir qaade reer Giriig ah oo lagu magacaabo Aris Messinis ayaa ku guulaystay Abaalmarinta sawirrada wararka ee loo yaqaano Visa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close