Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Uefa oo magacowday Cida Gudoonsiindoonta Kooxda ku Guulaysata Euro 2016

UEFA ayaa xaqiijisay in halyeeyga xulka Spain  Xavi Hernandez uu koobka qaramada qaarada yurub ee Euro 2016 uu gudoon siin… Sii akhri

Posted on July 9, 2016July 9, 2016 by Desk

Dowlada Kenya oo lagu eedeeyay in ay Dad Shacab ah ku dishay koonfurta Soomaaliya

Posted on July 9, 2016July 9, 2016 by Desk

Qaramada Midoobe ayaa dowladda Kenya ku eedeeysay in ay dhibaato fara badan u geystay dadka Soomaaliyeed ee kunool Koonfurta Soomaaliya… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo lacag ugu deeqday dowlada Federaalka Soomaaliya

Posted on July 9, 2016 by Desk

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa loogu deeqday lacag dhan 2 million oo dollar-ka Mareykanka ah  lacagtaasi oo ay ku yaboohday Qaramada… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XXXIII) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 9, 2016 by Desk

KHilaafaadka dhex yaal dowladda cusub markaad aragto, iyo sida xubnaha is haya qaarkood u guracanyihiin, hadana ay u ogyihiin inay… Sii akhri

R/wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo ku kulmay Adis ababa

Posted on July 8, 2016July 8, 2016 by Desk

Adis ababa-(Puntland Post) Ra’iisulwasaaraha Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid  Cali Sharmaarke oo booqasho ku jooga Dalka Ethiopia ayaa magaalada Adis… Sii akhri

Marti Galiyaasha Tartanka Qaramada Yurub Ee France Oo u Soo baxay Finalka Euro 2016

Posted on July 8, 2016July 8, 2016 by Desk

Xulka qaranka France ayaa u soo baxay finalka tartanka ay koobkiisa marti galinayaan ee Euro 2016 kadib markii ay 2:0… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XXXII) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 8, 2016 by Desk

John Corrie, uu ka jawaabaya weydiintii Qan-Yare ee ahayd inuu hubka lacag ugu fadhiyo wuxuu tusaale u soo qaatay dagaalyahannadii… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in amniga guud lagu haleeyay Amisom oo aanan dalka u dhalan

Posted on July 7, 2016July 8, 2016 by Desk

Kismaayo-(Puntland Post) Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in ammaanka guud ee dalka Soomaaliya lagu haleeyay ciidamada… Sii akhri

Xulka Qaranka Portugal Oo Iska Xaadiriyay Finalka Tartanka Qaramada Yurub

Posted on July 7, 2016 by Desk

Xulka qaranka Portugal ayaa u soo baxay finalka tartanka qaramada yurub kadib markii ay 2:0 ku garaaceen Wales kulankii afar… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XXXI) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 7, 2016 by Desk

Maalintii la doortay Cabdullaahi Yuusuf maalintii ku xigtay Qabqablayaasha hubaysan siiba kuwa Muqdisho waxay bilaabeen inay ku baaqaan inaan ciidamo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close