PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Qaar ka mid ah Wasiirada Arrimaha dibeda IGAD oo Muqdisho Gaaray

Share
Xuxuuqda Sawirka: Abdirizak Atosh
Xuxuuqda Sawirka: Abdirizak Atosh

Wasiirada arrimaha dibeda ee dalalka Jabuuti, Kenya iyo Ugandha ayaa soo gaaray goor dhow garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo hor dhac  u ah Wafdiga Madaxweynayaasha Wadamada Urur Goboleedka IGAD .

Waftida Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyey Masuuliyiin ka tirsan xukuumada federaalka Soomaaliya.

Madaxweynayaasha dalalka IGAD ayaa goor dhow la filayaa iney igaguna soo gaaraan magaalada Muqdisho, waxaana garoonka goor dhow gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo madaxda kale oo ka tirsan dowlada Soomaaliya.

PUNTLAND POST

2 comments

  1. waxaa wax layaab leh,,,,,madaxda aduunka dhen ugu xun waa madaxda africaanka,,,,,oo dadkooda baahi ku badan yah yay,,,,,ayagana waa billianneer,,,,,dadkoodina waa dadka aduunka ugu faqiirsay,,,,,raadi africa baa ugu dambeeyo wadamada dhaqaalaha baden laakiin dadkooda ugu faqiirsan,,,,,marka maxay somalia u sheegi karaan sida wax loodhaco,,sida kursiga loogu dhego….toog toog dhashay,,,,,,xasan sheekh iyo madaxda xamar,,,,,,lacagtaan aan kuri ku dhistay canada baan ka shaqeytay puntland baa degey,,,,,,niga in aan muqdisho hoos imaado madoonayo can shuurta aan baxsho puntland baa lagu dhisayaa,,,,waa kasoo hor jeedaa soo celinta dowleda somalia,,,,,toog baa tihiin,,,,,waxa soo socdo waa wax laga tashoto,,,shacabka puntland tashada,,,,,,,madaxda xamar waa tuug,,,,,,,,,iga qara taas,,,,,,,puntland sideeda ha ku socoto,,,,,,,,,isku filan 19sano kaligeed,,,,, ilaah ka bacdi anagaa nabada keesanay waxy xamar ka qabteen waa su,aal

  2. puntland news adiga waa in aad runta u raadiso shacabka puntland oo habeen walba keento madaxda puntland aad warsato maxaa iska badel uga emaanayo puntland hadii ladhisaso dowled somalia oo villa somalia noqoto meesha puntland sharci kaga emaanayo taas waa qalad,,,,,,,puntland somalia oo dhem bey hurmarka kaga horeesaa…..marka garawe maxaa caasimad looga dhigi waayey muqdisho waa muqdisho mana u socdo,,,ilaahna waxba unguri ee ma galsho,,,,,,waligay ma ilow bayo 1994 muqdisho wixii ku dhacey we helgayga,,,,,,,,puntland bey u qaxeen,,,,dhaqaalahoodii muqdisho galsheen oo maanta dad kale ku jiraan,,,,ha heestaan,,,,,,,ilaahowda anagana ilaaheena puntland

Leave a Reply