Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Dawladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Banaanbax looga soo horjeeday weerarkii Dhulka Barakaysan oo Muqdisho ka Dhacay

Mogadishu- (Puntland Post)  Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowlada Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu soo dhaweeyay Banaanbax… Sii akhri

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Al-Shabaab oo Qabsatay Magaalada Marka

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Marka-(Puntland Post) Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya inay maleeshiyada Al-Shabaab ay goor dhow… Sii akhri

Banaan bax lagu Canbaaraynayo qaraxii Masjidu Nabawi oo Muqdisho ka dhacay

Posted on July 11, 2016 by Desk

Banaan bax ay ka qeyb galeen Masuuliyiin Culumaa’udiin ,  iyo dadweyne aad u badan oo ka kala yimid Degmooyinka gobolka… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XXXV) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Qofka haddii uusan garan waxa jooga haddee waxa soo socda ma aha wax laga sugayo inuu ka hadla ama uu… Sii akhri

Al-Shabaab oo Weerar ku Qaaday Deegaanka Laanta Buuro ee Gobolka /Sh/Hoose

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Wararka naga soo gaaraya saaka Deegaanka Laanta Buuro Ee Gobolka /Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in kooxda Al-shabaab ay weerar… Sii akhri

Xulka Qaranka Portugal oo ku Guulaystay Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016

Posted on July 11, 2016July 11, 2016 by Desk

Paris-(Puntland Post) Xulka qaranka Portugal ayaa ku guulaystay koobka qaramada Yurub ee Euro 2016 kadib markii  1-0  ay ku garaaceen… Sii akhri

Finalka Koobka Qaramada Yurub ee France iyo Portugal oo Goor dhow bilaabanaya

Posted on July 10, 2016July 10, 2016 by Desk

Paris-(Puntland Post ) Xulalka qaranka France iyo Portugal ayaa goor dhow oo caawa ah isaga hor iman doona Garoonka Stade… Sii akhri

Madaxweyne Soomaaliya oo dhambaal ka helay hoggaamiyaha Uganda

Posted on July 10, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhambaal qoraal ah ka helay Madaxweynaha Dowlada Uganda Yoweri… Sii akhri

Dagaal Saaka Dib Uga bilowday Caasimada South Sudan Ee Juba

Posted on July 10, 2016July 10, 2016 by Desk

Dagaal ayaa saaka dib uga bilowday maagaalada caasimada u ah dalka South Sudan ee Jub, rasaas xooggan ayaa laga maqalayay… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada

Posted on July 10, 2016July 10, 2016 by Desk

Kismaayo-(Puntland Post) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa tababar usoo xiray Ciidamo ka tirsan ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close