Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Maxay tahay sababta uu isku casilay senator Dubbe?

Senator Cismaan Aadan Dubbe oo ka tirsanaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maana ku dhawaaqay in uu iska… Sii akhri

Posted on December 28, 2025December 28, 2025 by Desk

Muxuu Xasan Sheekh kaga hadlay Khudbadda uu u jeediyay xildhibaannada labada aqal?

Posted on December 28, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowadda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad u jeediyay xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka ayaa si adag… Sii akhri

Culimo ku sugan Puntland oo ka hadlay aqoonsiga Israa’iil siisay Somaliland

Posted on December 28, 2025December 28, 2025 by Desk

Qaar ka mid ah culimada Puntland oo war-saxaafadeed ka soo saaray magaalada Garowe ayaa ka soo horjeensaday go’aanka Israa’iil ku… Sii akhri

Midowga Yurub oo diiday go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland

Posted on December 28, 2025December 28, 2025 by Desk

Midowga Yurub ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in uu taageersan yahay midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay mucaaradka iyo xildhibaannada Waqooyi

Posted on December 27, 2025December 27, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan la qaatay Madasha Samatabixinta ee mucaaradka, kaas oo looga arrinsaday… Sii akhri

Xasan Sheekh oo joojiyay shir ka dhici lahaa Dhuusamareeb

Posted on December 27, 2025December 27, 2025 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa joojiyay shirka Madasha Aragti Wadaag ee Machadka Heritage oo berri ka furmi… Sii akhri

Dalal iyo ururro caalami ah oo si adag u diiday aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Posted on December 27, 2025December 27, 2025 by Desk

Dalal iyo ururro caalami ah ayaa si isku mid ah u muujiyay diidmo adag oo ka dhan ah aqoonsiga Israa’iil… Sii akhri

Trump team reportedly ‘frustrated’ with Netanyahu over fears he would undermine peace process

Posted on December 27, 2025December 27, 2025

The report says Netanyahu lost Trump’s core team, which includes Vance, Witkoff, Kushner and Wiles, and the president remains his… Sii akhri

Maxay dowladda Soomaaliya kaga jawaabtay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland?

Posted on December 27, 2025December 27, 2025 by Desk

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo shir aan caadi ahayn yeeshay ayaa soo saaray mowqifkooda ku aadan go’aanka Israa’iil ku… Sii akhri

Soomaaliya iyo saddex dal oo kale oo ka wada hadlay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland

Posted on December 26, 2025December 26, 2025 by Desk

Dalalka Turkiga, Masar iyo Jabuuti ayaa noqday dalalkii u horreeyay ee ka soo horjeestay go’aanka ay dowladda Israa’iil ku aqoonsatay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close