Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Real Madrid iyo Bayer Munich oo Caawa markale uu dhexmari doono kulan Xiiso badan

Kooxaha Real Madrid iyo Bayer Munich ayaa Caawa isaga hor iman doona kulanka lugta labaad ee wareega Sideed dhamaadka koobka… Sii akhri

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Desk

Turkiga oo u codeeyay Awooda Nidaamka Madaxweynaha

Posted on April 17, 2017April 17, 2017 by Desk

Xisbiga talada dalka Turkiga haya ayaa  ku guulaystay Afti Shalay dastuurka wax looga badalayey oo ka dhacday dalkaas. Gudiga doorashooyinka… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Federaalka oo qado sharaf u sameeyey shaqaalaha Wasaaradda, kalana hadlay qodobo muhiim ah

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by Desk

Muqdisho, 16th April, 2017..Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayleh ayaa qado sharaf ugu sameeyey shaqaalaha Wasaaradda Hotel… Sii akhri

Kuuriyada Waqooyi oo soo bandhigtay cududeeda Military

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by Desk

Dowlada Kuuriyada Waqooyi oo maanta u dabaaldagaysay dhalashadii Kim Il-sung oo ahaa Ninkii asaasay dalkaas ayaa soo bandigtay cududeeda Military… Sii akhri

Puntland oo Amar ka soo saartay Urur diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by Desk

Puntland ayaa amaro kasoo saartay urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq, kulan ka dhacay Garoowe waxaa la faray laamaha amniga in ay soo… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo Diyaarad Daawo ah geysay Buuhoodle

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Buuhoodle gaarsiisay diyaarad siday shixnad isu jirta Daawo iyo Nafaqo. Diyaarada ayaa waxaa la… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta looga hadlay qodobo muhiim ah

Posted on April 13, 2017April 13, 2017 by Desk

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii Khamiis laha ahaa waxaana shir-guddoominayay Ra’iisul wasaaraha dalka Xasan Cali… Sii akhri

Ruushka oo diidmada qayaxan kala hor yimid qaraar quseeyay Suuriya

Posted on April 13, 2017 by Desk

Dowlada Ruushka ayaa diidmada qayaxan kala hor timid qaraar qabyo ahaa oo ay soo diyaariyeen wadamada Maraykanka,Faransiiska iyo Britain. Qaraarka… Sii akhri

Real Madrid oo guul soo laabasho ah ka soo gaadhay Bayer Munich

Posted on April 13, 2017April 13, 2017 by Desk

Kooxda kubbada cagta Real Madrid ayaa guul soo laabasho ah garoonka Allianz Arena ku soo gaadhay markii ay 2-1 ugu… Sii akhri

Kulan looga hadlay Amniga Puntland oo lagu qabtay xafiiska Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaalanka Musuqa ee Garowe

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Desk

Dood cimiyeed si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay iska kaashadeen Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaalanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close