Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweynaha Hirshabelle oo eedeeyey Masuuliyiin ka tirsan dowlada Federaalka

Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar uu kaga… Sii akhri

Posted on April 22, 2017April 22, 2017 by Desk

Afar dhamaadka Champions League-ga oo la Qori tuuray

Posted on April 21, 2017April 21, 2017 by Desk

Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa goordhaweyd ka dhacay Qori tuurka isku Aadka Afar dhamaadka (Semi-finals) tartanka kooxaha horyaalada QaaradaYurub… Sii akhri

Turkiga oo $2 milyan ku kabaya Soomaaliya muddo 5 bilood ah iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo uga mahadceliyey

Posted on April 20, 2017April 21, 2017 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Dowladda Turkiga… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Teleefoonka kula hadlay Dhiggiisa Turkiga

Posted on April 20, 2017 by Desk

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo Amar ka soo saartay Urur diimeedka Al-saaciduun Bil Xaqi

Posted on April 20, 2017 by Desk

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Amar ka soo saartay Urur diimeedka la macbaxay Al-saaciduun Bil Xaqi oo dhawaan laga dhawaaqay qaar… Sii akhri

Cudurka Daacuunka: Sidee xal waara loogu heli karaa ka hortagiisa? W/Q: Dr. Yasin Abdi

Posted on April 20, 2017April 20, 2017 by Desk

Meelo badan oo ka mid ah koonfurta Soomaaliya iyo goobaha abaaruhu ku habsadeen ayaa la soo sheegayaa inuu ka dillaacay… Sii akhri

Juventus iyo As Monoco oo u soo baxay Afar dhamaad Champions League-ga

Posted on April 20, 2017April 20, 2017 by Desk

Kooxaha Juventus iyo As Monoco ayaa u soo baxay wareega Afar dhamaadka tartanka kooxaha horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League-ga,… Sii akhri

Shir looga hadlayey Tayeeynta Hay’adaha Dowladda oo lagu qabtay Muqdihso

Posted on April 19, 2017 by Desk

Shir uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay’adaha Dowladda ayaa lagu qabtay magaalada  Muqdisho, waxaana shirka ka… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo dhiirigelineysa Bandhiga TEDxMogadishu 2017

Posted on April 19, 2017April 19, 2017 by Desk

Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta Hay’ada TEDxMogadishu ayaa… Sii akhri

Real Madrid iyo Atletico Madrid oo u soo baxay Afar dhamaadka Champions League-ga

Posted on April 19, 2017April 19, 2017 by Desk

Kooxaha reer Spain ee Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa u soo baxay wareega Afar dhamaadka ee tartanka kooxaha horyaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close