Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Somalia and the UAE agree upon diverse cooperation

Federal Republic of Somali and the United Arab Emirates have agreed upon diverse cooperation such as, security, counterterrorist, piracy, economic… Sii akhri

Posted on April 12, 2017 by Desk

Juventus oo guul muhiim ah ka gaartay Barcelona

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Desk

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa guul muhiim ah ka gaartay Barcelona oo marti u ahayd, kulan ka tirsanaa wareega Siddeed… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo wadahadal la yeeshay Shiikh Maxamed bin Zayed, soona geba-gebeeyay booqashadisii

Posted on April 11, 2017April 11, 2017 by Desk

Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga,… Sii akhri

Kulan xiiso badan oo Caawa dhexmari doona Juventus iyo Barcelona

Posted on April 11, 2017April 11, 2017 by Desk

Kooxaha Juventus iyo Barcelona ayaa Caawa isaga hor iman doona kulanka lugta kowaad ee wareega Quarter-final ama Sideed dhamaadka koobka… Sii akhri

Somaliland oo xirtay koox dhawaan Urur diimeed kaga dhawaaqday Hargeysa

Posted on April 11, 2017April 11, 2017 by Desk

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta xiray qaar ka mid ah koox dhawaan magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay Urur diineed la magacbaxay… Sii akhri

Eng. Yarisow “The Turkish are candid supporters of Somalia”

Posted on April 11, 2017 by Desk

Mogadishu, 11 April 2017 – Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), The Minister for Information has yesterday had meeting with the… Sii akhri

Maraykan oo sheegay in uu burburiyay 20% diyaarahada dagaalka Suuriya

Posted on April 11, 2017April 11, 2017 by Desk

Dowladda Maraykan ayaa sheegtay in ay 20%  burburiyeen diyaaraha dagaalka Suuriya duqeyntii Khamaiistii ay uga jawaabeen weerar looga shakisan yahay… Sii akhri

Aafada Dhaqaale, Bulsho iyo Deegaan ee Abaarta, iyo wadooyinka looga samata-bixi karo W/Q: Zakariye Aden

Posted on April 11, 2017April 11, 2017 by Desk

Abaar waxaan ku qeexi karnaa waa xaalad biyo yaraan oo ay qallalaan wax kasta oo qoyanaa. Waa xaaladda nolasha wax… Sii akhri

Burcad badeed Soomaali ah oo Afduubay Markab Xamuul

Posted on April 9, 2017April 9, 2017 by Desk

Kooxo Bucad badeed Soomaali ah ayaa markale Sabtidii shalay ahayd afduubay Markab kuwa Xamuulka qaada ah oo marayey marin biyoodka… Sii akhri

Masuuliyiinta Hay’adda qandaraasyada Puntland oo looga yeeray xafiiska Maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqa

Posted on April 8, 2017April 8, 2017 by Desk

Hay’adda dowladda Puntland u qaabilsan Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa maanta oo ay bishu tahay 8/4/2017-ka  u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close