Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Rooble iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo la kulmay wasiir ka tirsan Sweden

Ra’iiaul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan madaxda dowlad -goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa la… Sii akhri

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by Desk

Heshiis laga gaaray khilaafkii doorashada oo la saxiixay

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis laga gaaray… Sii akhri

Villarrea oo ku guuleysatay koobka Europa League

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by Desk

Kooxda kubadda cagta Villarrea ayaa ku guuleysatay koobka labaad kooxaha Yurub ee Europa League, markii ay riigoorayaal ku garaacday Manchester… Sii akhri

Disagreements over Selection of Somaliland MPs Overshadow Electoral Talks

Posted on May 27, 2021May 30, 2021 by Desk

Mogadishu (PP News Desk) — Progress on Somalia electoral talks seems to be facing another hurdle following a claim by… Sii akhri

Shirka Muqdisho oo weli khilaaf ka taagan yahay

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by Desk

Siyaasiyiinta gobollada Waqooyi (Somaliland), gaar ahaan garabka Cabdi Xaashi hoggaamiyo ayaa sheegay in aysan qayb ka ahayn shirka wadatashiga dooarshada… Sii akhri

Goormuu soo gabagaboobayaa shirka Muqdisho?

Posted on May 25, 2021May 25, 2021 by Desk

Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka Soomaaliya oo afar maalmood ka socday Muqdisho ayaa la filayaa in la soo xiro maalinta khamiista… Sii akhri

Al-shabaab oo hoobiyeyaal ku garaacay tuulada Galgala

Posted on May 24, 2021May 24, 2021 by Desk

Al-shabaab ayaa in ka badan 20 hoobiye ku garaacay tuulada Galgala oo ku taalla buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari. Duqeynta… Sii akhri

Rooble iyo Cabdi Xaashi oo ka wadahadlay doorashada xildhibaannada Waqooyi

Posted on May 24, 2021May 24, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa yeeshay… Sii akhri

DFS oo cambaaraysay mid kamid ah weeraradii Israa’iil ee Gaza

Posted on May 22, 2021May 22, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarkii duqeynta cirka ee Israa’iil ay ku bartilmaameedsatay 17-ka bishan May xarunta hay’adda Bisha Cas… Sii akhri

Shirka Muqdisho: Maalinkii kowaad oo la soo gabagaboobay

Posted on May 22, 2021May 22, 2021 by Desk

Waxaa goordhaweyd soo gabagaboobay maalinkii koowaad ee shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ee ka furmay xarunta Afisyoone, magaalada Muqdisho. Shirka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close