Siyaasiyiinta Waqooyi oo ka horyimid qaar ka mid ah habraacyada doorashada
Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland garabka uu hoggaamiyo Cabdi Xaashi ayaa sheegay in aysan raalli ka aheyn qaabka Golaha Wadatashiga… Sii akhri
Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland garabka uu hoggaamiyo Cabdi Xaashi ayaa sheegay in aysan raalli ka aheyn qaabka Golaha Wadatashiga… Sii akhri
Waxaa galabta la soo gabagabaynayaa tartanka ciyaaraha gobolada Puntlandd, waxaana ciyaarta kama-dambaysta (final-ka) dhexmari doontaa gobolada Nugaal iyo Haylaan. Waa… Sii akhri
Midowga Musharaxiinta ayaa ka soo horjeestay habraactadii shalay ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka… Sii akhri
“TALLO IYO TUSAALEYN” Sannad kasta waxaa dhameeya waxabarashada dugsiga sare arday tiro badan oo Soomaaliyeed, kuwaas oo badankoodu (qiyaas ahaan… Sii akhri
Ciidamo hubaysan ayaa caawa xoog kula wareegay xaruntii maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne. Ciidamada oo… Sii akhri
Golaha Wadatashiga Qaran ee ka kooban dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeeyay shir labo maalmood uga… Sii akhri
Xulka gobolka Haylaan ayaa tagay kama-dambaysta tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu riigoorayaal 5-4 uga adkaaday xulka Mudug, ciyaar waqtigii… Sii akhri
Guddi heer wasiiro ah oo Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dadka rayidka ah, ayaa… Sii akhri
Xulka Nugaal ayaa u baxay kama-dambaysta tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu galabta kulankii afar dhamaadka 4-2 ugu awood sheegtay… Sii akhri