Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland: Ururada siyaasadda oo ka horyimid doorashada muddeysan ee Qardho, Eyl iyo Ufeyn

Ururada siyaasadda Puntland ayaa ka horyimid doorashada hordhaca ah ee golayaasha deegaanka degmooyinkan Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Qoraal wadajir ah… Sii akhri

Posted on August 29, 2021August 31, 2021 by Desk

Mooto Bajaajle lagu toogtay Garoowe

Posted on August 28, 2021August 28, 2021 by Desk

Ciidan ka tirsan Puntland ayaa maanta duhurnimadii magaalada Garoowe ku toogtay wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj. Wiilka la… Sii akhri

C. Ronaldo oo ku laabanaya Manchester United

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by Desk

Manchester United ayaa xaqiijisay in Cristiano Ronaldo uu si cajiib ah ugu soo laaban doono Old Trafford ka dib markii… Sii akhri

Kiimiko ku daadatay Garowe oo waxyoolo geysatay

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by Desk

Duqa caasimadda Puntland Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa sheegay in maanta laamiga weyn ee bartamaha Garowe ay ku daadatay… Sii akhri

Ku dhawaad 100 ruux oo lagu dilay qaraxyo ka dhacay Kabul

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by Desk

In ka badan 60 qof oo reer Afghanistan ah iyo 12 askari oo Mareykan ah ayaa la dilay tobanaan kalena… Sii akhri

Qarax ka dhacay garoonka diyaaradaha Kabul

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by Desk

Qarax ayaa maanta oo Khamiisa ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul, halkaas oo kumanaan… Sii akhri

Jabiye oo si kulul u dhaliilay xukuumadda Deni

Posted on August 25, 2021August 26, 2021 by Desk

Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinnaan ee Puntland Maxamuud Khaliif Jabiye ayaa si kulul ugu dhaliilay xukuumadda madaxweyne Deni arrimo… Sii akhri

Beesha Caalamka oo codsatay in wax laga qabto cabashada Aqalka Sare

Posted on August 25, 2021August 25, 2021 by Desk

Beesha Caalamka ayaa soo dhoweesay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee 21 iyo 22 Agoosto ka dhacay Muqdisho, waxayna bogaadiyeen wadatashigooda… Sii akhri

Jabiye: “Waxaa ka dhisi doonaa Qardho cisbitaal qaalliin oo ku kacaya $10 Milyan”

Posted on August 25, 2021August 25, 2021 by Desk

Maxamuud Khaliif Xasan oo loo garan ogyahay Jabiye ayaa sheegay in ay dhawaan Qardho ka dhisi doonaan cisbitaal weyn oo… Sii akhri

Puntland: Haylaan oo ku guuleystay tartanka ciyaaraha gobolada

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by Desk

Gobolka Haylaan ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu riigoorayaal 4-3 uga adkaaday Nugaal, ciyaar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close