Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Wasiirka cusub ee Amniga oo xilka la wareegay

Cabdullaahi Maxamed Nuur oo uu shalay Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay Amniga Gudaha ayaa maanta loo dhaariyay xilkaas. Ra’iisul Wasaaraha… Sii akhri

Posted on September 9, 2021September 9, 2021 by Desk

Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid xilka qaadista Wasiirka Amniga

Posted on September 8, 2021September 8, 2021 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in xil ka qaadista Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubeey aysan ku imaanin sifo… Sii akhri

Rooble oo xilka ka qaaday wasiirkii Amniga, una magacaabay xubin ka mid ah mucaaradka

Posted on September 8, 2021September 8, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa goordhaweyd xilka ka qaaday Wasiirka Amniga Xasan Xundubey Jimcaale , wuxuuna xilkaas u magacaabay xildhibaan Cabdullaahi… Sii akhri

Rooble muxuu ka yiri magacaabistii uu sameeyay Farmaajo?

Posted on September 8, 2021September 8, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaare Maxmed Xuseen Rooble oo ka jawaabaya magacaabistii madaxweyne Farmaajo ayaa faray Agaasimihii uu KMG ugu magaacbay hay’adda NISA… Sii akhri

Magacaabistii Farmaajo oo laga masaxay warbaahinta dowladda

Posted on September 8, 2021September 8, 2021 by Desk

Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Soomaaliya ayaa laga masaxay/tirtiray wareegtadii magacaabista ee madaxweyne Farmaajo. Bogga Facebook-ga ee Telefishinka Qaranka Soomaaliya… Sii akhri

Fahad Yaasiin oo xil cusub loo magacaabay iyo NISA oo markale Agaasime KMG ah loo magacaabay

Posted on September 8, 2021September 9, 2021 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Maxmed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Fahad Yaasiin Xaaji Daahir u magacaabay La-taliyaha Amniga Qaranka, kadib markii la sheegay in… Sii akhri

Beesha Caalamka oo ka hadashay kiiska Ikraan Tahliil iyo xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by Desk

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan in muranka ku gedaaman kiiska Ikraan Tahliil Faarax uu abuuro xiisado siyaasadeed oo saamayn… Sii akhri

Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Midowga Yurub iyo Shiinaha

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee Midowga Yurub Marwo… Sii akhri

Spy’s Death Exposes New Faultline in Somalia Before Elections

Posted on September 7, 2021September 7, 2021

The death of a Somalia intelligence officer laid bare a rift within the nation’s executive, and could increase instability in… Sii akhri

Puntland maxay ka tiri shaqo ka joojinta Fahad Yaasiin?

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by Desk

Puntland ayaa taageertay go’aanka uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada kaga joojiyay agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close