Maxay ka wadahadleen Rooble iyo mucaaradka?
Midowga Musharrixiinta ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Somaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta… Sii akhri
Midowga Musharrixiinta ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Somaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddi u magacaabay kiiska Ikraan Tahliil Faarax ee ku xardhan khilaafka isaga… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye. Madaxweyne Deni ayaa guddoomiyaha cusub… Sii akhri
Golaha Wadatashiga Qaran ee ka kooban dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ay… Sii akhri
Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe)… Sii akhri
Warbaahinta Qaranka ee ku hadasha afka dowladda federaalkka Soomaaliya ayaa dib u bilowday baahinta wararka la xiriira xafiiska madaxweyne Farmaajo… Sii akhri
Madaxweynayaasha dowlada goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo dhexdhexaadinayay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku guuleystay in ay… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalkii ka qaaday qaar kamid ah guddoomiyeyaasha gobolada iyo mas’uuliyiin kale, sidoo kale magacaabay… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareeegto uu soo saaray min hal darajo ku dalacsiiyay saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka… Sii akhri
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay qaabka loo maray dhaarinta wasiirka cusub ee amniga. Qoraal… Sii akhri