Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Laftagareen oo tababar u xiray ciidamo gaar ah

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta tababar u xiray dufcadii shanaad ciidamada gaarka ah ee madaxtooyada maamulkaas.… Sii akhri

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by Desk

Mustafe Cagjar oo soo dhaweeyay go’aanka Xukuumadda Soomaaliya

Posted on January 23, 2022January 23, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaaliya Mustafe Maxmuud Cumar (Cagjar) ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay maanta gaartay Xukuumadda Soomaaliya ee la xiriira… Sii akhri

Xukuumadda Rooble oo ka laabatay go’aan ay gaartay Xukuumaddii Khayre

Posted on January 23, 2022January 23, 2022 by Desk

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka laabtay go’aankii xukuumaddii Khayre ay ONLF ugu aqoonsatay urur agagixiso sanadkii 2017. Golaha… Sii akhri

Puntland: Xogta 5 kursi Golaha Shacabka ee lagu doortay Garowe

Posted on January 22, 2022January 22, 2022 by Desk

Waxaa goordhaweyd la soo gabagabeeyay doorashada 5 kursi oo ka mid Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu qabtay xerada… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo wasiir u magacaabay Axmed Yaasiin Saalax

Posted on January 21, 2022January 21, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Axmed Yaasiin Saalax u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda. Axmed Yaasiin Saalax… Sii akhri

Saddex qof oo labo ka mid ah yihiin saraakiil ciidan oo lagu dilay Gaalkacyo

Posted on January 21, 2022January 21, 2022 by Desk

Saddex qof oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, labo ka mid ahna yihiin saraakiil ciidan ayaa xalay lagu… Sii akhri

Gobolada waqooyi oo ka baxay doorashada Soomaaliya

Posted on January 21, 2022January 21, 2022 by Desk

Siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameed ka soo jeedo gobolada waqooyi (Somaliland) ayaa sheegay in ay ka baxeen doorashada Soomaaliya. Xubno ka… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo u jawaabay wasiir Jamaal

Posted on January 20, 2022January 20, 2022 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa u jawaabay Wasiirka qorsheynta dowladda federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo shalay weerar afka… Sii akhri

Sooyaalkii Taariikheed ee Puntland 1998-2021, fursadihii iyo caqabadihii soo maray

Posted on January 19, 2022January 19, 2022

Qaybta kowaad : Dhismihii Puntland, kaalintii isimada iyo aragtiyihii la isku khilaafay (1998) Sagaal sano ka dib burburkii dawladda Soomaaliyeed… Sii akhri

Puntland oo asteysay doorashada guddoonka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn

Posted on January 18, 2022January 18, 2022 by Desk

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa asteysay doorashada guddoonka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Qoraal ka soo baxay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close