Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhaweyd ka dhacay maqaayad ku taalla degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Weli lama oga khasaaraha rasmiga… Sii akhri

Posted on January 18, 2022January 18, 2022 by Desk

Gen. Xuud oo wadahadal la galay dowladda federaalka

Posted on January 17, 2022January 17, 2022 by Desk

Gen. Abuukar Warsame Xuud oo maleeshiyo beeleed ku haystay duleedka magaalada Beledweyne si weyna uga soo horjeeday dowladda federaalka iyo… Sii akhri

Muuse Geelle oo loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal

Posted on January 15, 2022January 15, 2022 by Desk

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal (FEIT) ayaa goordhaweyd guddoomiye u doortay Muuse Geelle Yuusuf (Faroole). Muusee Geelle ayaa helay 14… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Posted on January 15, 2022January 15, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Taliye cusub u magacaabay Ciidanka Madaxtooyada. Madaxweyne Deni ayaa Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada u… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Bari

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyaha gobolka Bari u magacaabay Cabdirisaaq Cali Siciid (Shaahdoon). Cabdirisaaq Shaahdoon waa siyaasi hore… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay doorashada, amniga, siyaasadda dibada iyo arrimo kale

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay… Sii akhri

Cumar Cabdirashiid: “Qayb kama ahayn bayaanka siyaasiyiinta ee xiisadda Boosaaso”

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa beeniyay in uu ka mid ahaa siyaasiyiin bayaan ka soo… Sii akhri

Siyaasiyiin ku jiray xiisadda Boosaaso oo ka hadlay go’aanka isimada

Posted on January 12, 2022January 12, 2022 by Desk

Siyaasiyiintii qeybta ka ahaa xal-u-helidda xiisadda u dhaxaysa dowladda iyo PSF ayaa sheegay in aysan talo ku lahayn go’aannadii shalay… Sii akhri

Hay’ado ka tirsan dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay musuqmaasuq

Posted on January 12, 2022January 12, 2022 by Desk

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu baaritaan ku hayo hay’ado ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo ku… Sii akhri

Muxuu Madaxweyne Farmaajo kaga hadlay khudbadda uu jeediyay?

Posted on January 10, 2022January 11, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay shirkii maalin ka hor Muqdisho ugu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close