Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Qoorqoor oo soo saaray xubintii u dambeysay ee Aqalka Sare

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo saaray xubintii u dambeysay xubnaha Aqalka Sare ee ka imanaya Galmudug. Xubinta… Sii akhri

Posted on February 12, 2022February 12, 2022 by Desk

Dowladda Federaalka oo aqoonsatay dekedda Garacad

Posted on February 11, 2022February 11, 2022 by Desk

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa warqadaha aqoonsiga dekednimo siisay dekedda cusub ee Garacad. Guddoomiyaha shirkadda Wadaagsan ee maalgelisay dekedda Garacad, Warsame… Sii akhri

Doorashada Baraawe: Kuraas la doortay iyo kuwii ugu dambeysay oo la shaaciyay

Posted on February 10, 2022February 10, 2022 by Desk

Magaalada Baraawe oo maalintii labaad oo xiriir ah ay ka dhacday doorasho ayaa lagu doortay 6 kursi oo ka mid… Sii akhri

Qaybta Lixaad: Fursadihii iyo Caqabadihii Dawladdii Cabdiraxmaan Faroole (2009-2013)

Posted on February 9, 2022February 9, 2022

Taxaneheenii asbuucii hore waxaynu kaga soo hadalnay caqabadihii iyo fursadihii dawladii marxuum Cade Muuse hogaaminayey (2005-2008). Waxaynu soo xusnay dib… Sii akhri

Baraawe oo kuraas lagu doortay, weerarna ka dhacay

Posted on February 9, 2022February 9, 2022 by Desk

Magaalada Baraawe oo ah deegaan doorashada labaad ee Koonfur Galbeed ayaa maanta markii ugu horreysay lagu doortay 7 kursi oo… Sii akhri

Boqor Burhaan oo go’aan ka soo saaray labo kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka

Posted on February 9, 2022February 9, 2022 by Desk

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa qoondeeyay labada kursi ee Beesha Cismaan Maxamuud (Majeerteen) ku leedahay Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Nabadoon lagu dilay Beledweyne

Posted on February 8, 2022February 8, 2022 by Desk

Magaalada Beledweyne waxaa caawa lagu dilay Nabadoon Cabdi Xuseen Colow oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan. Nabadoonka ayaa… Sii akhri

Xirsi Bulxan Faarax: Alle ha u naxariistee ayaa shalay lagu aasay magaallada Stockholm

Posted on February 8, 2022February 8, 2022 by Desk

Sweden, Stockholm – Alle naxariistiisii janno ha siiyee Xirsi Bulxan Faarax wuxuu ka mid ahaa odayaashii Soomaaliyeed ee waligood rumeysnaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Maraykanka

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble: “Way ka sii dareysaa xaaladda abaartu”

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay qaar ka mid ah Culimaa’udiinka,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close