Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, oo ay ka… Sii akhri

Posted on August 31, 2022August 31, 2022 by Desk

Dowlad goboleedyada oo joojiyay wada shaqeyntii Wasaaradda Maaliyadda Federaalka

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by Desk

Wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada ayaa joojiyay wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed wadajir ah oo… Sii akhri

Senator Gaagaab: Madaxweyne Xasan xilalka ugu muhiimsan dowladda wuxuu ku safay beeshiisa

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by Desk

Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) ayaa sheegay in Puntland saluugsan tahay saami qaybsiga siyaasadda dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo darajada ciidannimo u soo celiyay Gen. Cabdalla Cabdalla

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo celiyay darajada ciidannimo Gen. Cabdalla Cabdalla Maxamed, Taliye ku-xigeenkii hore ee… Sii akhri

Gen. Michael Langley oo soo gaaray Muqdisho

Posted on August 29, 2022August 29, 2022 by Desk

Taliyaha ciidamada AFRICOM ee Maraykanka Gen. Michael Langley ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqisho. Taliye Michael Langley iyo safiirka Mareykanka… Sii akhri

20 qof oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud

Posted on August 28, 2022August 28, 2022 by Desk

Ilaa 20 qof ayaa ku dhintay tiro oo intaas ka badana waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed shalay ka dhacay deegaan… Sii akhri

Muxuu yahay ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Tunisia?

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta safarkii ugu horreeyay ee dalka dibadiisa ah uga baxay dalka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ballanqaad u sameeyay militeriga ku sugan Beledweyne

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Xamse Cabdi Barre ayaa kormeeray ciidamada militeriga ee ku sugan magaalada Beledweyne. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa… Sii akhri

Golaha Shacabka oo ansixiyay xubnaha ku mateli doona guddiga dib u eegista dastuurka

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Fadhi ay maanta yeesheen Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay shanta (5) xubnood ee ku mateli doona guddiga kor… Sii akhri

Villa Somalia oo faahfaahisay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Garoowe

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta ku yimid magaalada Garoowe ee xarunta dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close