Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Ra’iisul Wasaare Rooble oo eryay Wakiilka Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ka eryay Wakiilka Midowga Afrika Francisco Madeira. Danjire Francisco Madeira… Sii akhri

Posted on April 7, 2022April 7, 2022 by Desk

Koonfur Galbeed oo joojisay wadashaqeyntii Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka

Posted on April 5, 2022April 5, 2022 by Desk

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in go’aanka uu Ra’iisul Wasaare Rooble ku baddelay xubno… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo baddelay xubno ka tirsan FEIT

Posted on April 5, 2022April 5, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in uu xubinnimadii ka qaaday… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Dubai kula kulmay mas’uul ka tirsan DP WORLD

Posted on April 3, 2022April 3, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta yaa galabta kulan la qaatay… Sii akhri

Rooble oo armay in deg deg loo fasaxo lacag ku jirta xisaabta DFS oo loogu talogalay Somaliland

Posted on April 3, 2022April 4, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amray in si deg deg ah loo fasaxo lacag dhan $… Sii akhri

Mudanayaasha labada aqal ee ilaa hadda qaatay shahaadada xildhibaanimo

Posted on April 3, 2022April 3, 2022 by Desk

112 mudane oo isugu jira Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa shalay iyo maanta qaatay shahaadada xildhibaanimo ee Baarlamaanka Federaalka… Sii akhri

Farmaajo iyo Muuse Biixi oo wada hadlay

Posted on April 2, 2022April 2, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dabka ka kacay Hargeysa

Posted on April 2, 2022April 2, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlaydabkii caawa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargaysa ayaa Alle… Sii akhri

Dab xoogan oo ka kacay Hargeysa

Posted on April 1, 2022April 1, 2022 by Desk

Dab xoogan ayaa caawa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargeysa, kaas oo geystay khasaare hantiyeed oo ballaaran. Dabka ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Posted on April 1, 2022April 1, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mas’uuliyiin cusub u magacaabay Ilaalada Cashuuraha ee Ciidanka Booliska iyo Qaybta Booliska Gobolka Karkaar.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close