Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Taliye Xijaar: Waxaan burburinay Maxkamad Al-shabaab

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in burburiyeen Maxkamad ay Al-shabaab ku lahaayeen deegeenka Basra… Sii akhri

Posted on September 6, 2022September 6, 2022 by Desk

Maxkmadda Sare ee Kenya oo go’aanka ka soo saaray doorashadii dalkaas

Posted on September 5, 2022September 5, 2022 by Desk

Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday in William Ruto uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee ka qabsoontay dalkaas… Sii akhri

Xasan Sheekh oo sameeyay magacaabis cusub

Posted on September 4, 2022September 4, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone) la-taliyaha madaxweynaha ee xiriirka dowlad-goboleedyada. Wareegto… Sii akhri

Midowga Afrika oo ergay cusub u magacaabay Soomaaliya

Posted on September 4, 2022September 4, 2022 by Desk

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika danjire, Mousa Faki Mahamat ayaa Maxamed El-Amine Souef oo ka soo jeeda dalka Comoros u magacaabay… Sii akhri

Xogta doorashada Eyl

Posted on September 3, 2022September 4, 2022 by Desk

Xiisad ayaa ka taagan degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo ku sugan yahay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, taas oo… Sii akhri

Hiiraan: Al-shabaab oo in ka badan 20 qof oo shacab ah dilay, gaadiidna gubay

Posted on September 3, 2022September 3, 2022 by Desk

Ururka Al-shabaab ayaa dadka shacab ku dilay inta u dhaxaysa degmooyinka Maxaas iyo Beledweyne ee gobolka Hiiraan. In ka badan… Sii akhri

Wiilkii la magac baxay ‘Madaxweynaha TikTok’ oo Muqdisho lagu dhaawacay

Posted on September 2, 2022September 2, 2022 by Desk

Koox hubaysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dhaawacay labo wiil oo mid yahay Bilaal Bulshaawi oo caan ka ah baraha… Sii akhri

Jamaal Maxamed Xasan oo xil looga magacaabay IGAD

Posted on September 2, 2022September 2, 2022 by Desk

Urur goboleedka IGAD ayaa wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan u magacaabay ergayga gaarka ah ee la qabsiga… Sii akhri

Qareen lagu dilay Muqdisho

Posted on September 2, 2022September 2, 2022 by Desk

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay qareen lagu magacaabo Maxamed Warsame, kaas oo ka soo muuqan jiray maxkamadda ciidamada qalabka… Sii akhri

Xuseen Macallin: 46 howlgal oo ka dhan ah Al-shabaab ayaa dhacay 100-kii maalmood

Posted on September 2, 2022September 2, 2022 by Desk

La-taliyaha amiga madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macallin Maxamuud ayaa sheegay in 46 howgal oo dhan ah Al-shabaab ayaa dowladdu qaaday 100-kii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close