Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Laftagareen iyo Guudlaawe oo gaaray Muqdisho

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Muqdosho oo ay ugu qaybgalaan Shirka Madasha Wadatashiga… Sii akhri

Posted on September 10, 2022September 10, 2022 by Desk

Axmed Madoobe oo ka dagay Muqdisho

Posted on September 10, 2022September 10, 2022 by Desk

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaaladda Muqdisho, hallaas oo uga qaybgeli doono shir u dhexeeya… Sii akhri

LABA ARAGTIYOOD IYO LABA DHABBO…KADDIB SANNAD UU RA’IISI TALINAYEY DHANKEE AYAY SIYAASADDA IIRAAN U JEESATAY?

Posted on September 10, 2022September 10, 2022

HORDHACA TARJUMAANKA Bishii Agoosto, 2021 waxa ay Iiraan yeelatay madaxwayne kamid ah nooca loo yaqaan dhaqanleyda. Mudadaas waxaa laga joogaa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Kenya

Posted on September 8, 2022September 8, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Kenya Thomas Kipkosgei Chepkuto.… Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay dardargelinta hannaanka dimuqraadiyadda

Posted on September 8, 2022September 8, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shir-guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada, kaas oo looga hadlay arrimo ay… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiiradda Soomaaliya?

Posted on September 8, 2022September 8, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dalacsiiyay Kooxda Fanka Horseed oo ka mid ah Ciidanka Daraawiishta

Posted on September 7, 2022September 7, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Taliyaha cusub ee Ciidanka Difaaca Puntland (Daraawiishta) Gen. Abshir… Sii akhri

Xasan Sheekh oo xilkii ka qaaday Cumar Filish, una magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale

Posted on September 7, 2022September 7, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii iyo duqii Muqdisho Cumar Filish, wuxuuna xilkaas u… Sii akhri

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Martin Griffiths?

Posted on September 6, 2022September 6, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha… Sii akhri

Soomaaliya: 1.5 milyan caruur ah oo la ildaran yihiin nafaqo darro ba’an

Posted on September 6, 2022September 6, 2022 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeedka ay soo saartay ku sheegtay in 6.9 milyan qof ay saamaysay abaarta ka jirta dalka.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close