Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay caleemo-saarka William Ruto

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi kaga qeyb-galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Samoei Ruto.… Sii akhri

Posted on September 13, 2022September 13, 2022 by Desk

Maxaa ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho?

Posted on September 12, 2022September 12, 2022 by Desk

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gaba gaba-gabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo labadii maalin ee ugu dambeeyay ka soconayay, waxaana… Sii akhri

Puntland: Qarax ismiidaamin ah oo dhacay Milxo

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by Desk

Inta la xaqiiniyay 5 qof ayaa ku dhimatay tiro intaas ka badana waa ku dhaawacmatay qarax maqribkii ka dhacay tuulada… Sii akhri

Deni oo aaladda fogaan aragga uga qeyb-galay shirka Muqdisho

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo saxiixay buugga tacsida ee Boqorad Elizabeth II

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta tagay safaaraadda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa saxiixay buugga tacsida ee Boqorad Elizabeth… Sii akhri

HALXIDHAALAHA DIRIRTA GAASKA…QANIINYO ISKU XADKA U DHAXEEYA YURUB & RUUSHKA!

Posted on September 11, 2022September 11, 2022

Muxuu helayaa Ruushku haduu waayo suuqa saliida Yurub? Maxaase Yurub kusoo kordhaya hadii ay ka kaaftoonto shidaalka dariska madaxa adag… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay Jaalliyadda reer Puntland ee Denmark

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by Desk

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa kulan la qaatay Jaalliyadda reer Puntland ee ku nool dalka Denmark.… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis cusub

Posted on September 10, 2022September 10, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magacaabay labo wasiir oo ka mid ah Golaha Xukuumadda. Madaxweyne Deni ayaa Cabdifataax… Sii akhri

Laftagareen iyo Guudlaawe oo gaaray Muqdisho

Posted on September 10, 2022September 10, 2022 by Desk

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Muqdosho oo ay ugu qaybgalaan Shirka Madasha Wadatashiga… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka dagay Muqdisho

Posted on September 10, 2022September 10, 2022 by Desk

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaaladda Muqdisho, hallaas oo uga qaybgeli doono shir u dhexeeya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close