Xasan iyo Xamse oo ka kala degay Garoowe iyo Beledweyne
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa… Sii akhri
Baarlamaanka Puntland ayaa fadhi uu yeesho waxaa ugu dambaysay taariikhdu markay ahayd July 30, 2022, markaas Goluhu galay fasaxii xuska… Sii akhri
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada Somaliland oo shir guddoomiyay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa laga soo saaray lix (6) qodob… Sii akhri
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee… Sii akhri
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa laga jaray miisaaniyaddii dastuuriga ahayd ee ku lahaa dowladda, sida uu warbaahinta u sheegay… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa… Sii akhri
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun 5 sano oo xabsi dibad joog ah ku xiday haweeney ka mid… Sii akhri
Siyaasiyiin ka soo jeeda deegaannada Jubaland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisbo ayaa ka horyimid muddo kordhintii baarlamaanka Jubaland… Sii akhri
Cabdiqaadir Maxamuud Nuur Faatul oo ka mid ah mulkiilayaasha hotel Xayaat ee Muqdisho ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ballanqaaday in dowladdu ay isla xisaabtamayso – isla markaana ay… Sii akhri