Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Ra’iisul Wasaare Xamse oo baaq u diray dowlad goboleedyada

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ugu baaqay dowlad goboleedyada dalka in ay ka qaybqaataan dagaalka Al-shabaab.… Sii akhri

Posted on September 29, 2022September 29, 2022 by Desk

Nabadoon caan ah oo lagu dilay dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan

Posted on September 29, 2022September 29, 2022 by Desk

Dagaal kharaar oo maanta ka dhacay deegaanka Ceel-qooxle ee gobolka Hiiraan ayaa dadku ku dhintay waxaa ka mid ah Nabadoon… Sii akhri

Xasan sheekh iyo Abiy Ahmed oo kulan yeeshay

Posted on September 28, 2022September 28, 2022 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Abiy… Sii akhri

Maraykanka: Maxay tahay sababta loo xiray wariyaha Soomaali ah?

Posted on September 28, 2022September 28, 2022 by Desk

Deeq Darajo oo ah wariye Soomaaliyeed oo ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraynkanka ayaa la xiray, isagoo ka dhoofaya… Sii akhri

Villa Somalia oo ka hadashay safarka Xasan Sheekh ee Addis Ababa

Posted on September 28, 2022September 28, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunra dalka Itoobiya, waxaana garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Aadan Barre Ducaale oo loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhiga Kenya

Posted on September 27, 2022September 27, 2022 by Desk

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa maanta magacaabay qaar ka mid ah golihiisa wasiirada cusub, waxaana xubnaha la magacaabay ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo aan dheg jalaq u siin hadalkii guddoomiyaha baarlamaanka

Posted on September 27, 2022September 27, 2022 by Desk

Wasiirka cusub ee Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaas… Sii akhri

Ganacsato ka soo jeeda Cadaado oo lagu dilay Muqdisho

Posted on September 26, 2022September 26, 2022 by Desk

Waxaa maanta suuqa weyn ee degmada Wadajir lagu diley ganacsade Daahir Cabdullaahi Maxamuud oo loo garan-ogaa Daahir Jugle, kaas oo… Sii akhri

Puntland: Doorashada qof iyo cod waxay ku egtahay goleyaasha deegaanka

Posted on September 26, 2022September 26, 2022 by Desk

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdiweli Mire Xirsi ayaa caddeeyay waxa ay tahay doorashada qof iyo cod… Sii akhri

Puntland oo heegan gelisay ciidamada ku sugan Mudug

Posted on September 25, 2022September 26, 2022 by Desk

Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan Gobolka Mudug ayaa heegan buuxa la geliyay sida ay wararku xaqiijinayaan. Xeebaha degaannada Gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close