Wadahadaladii doorashada Somaliland oo fashilmay
Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa sheegay in ay burbureen wadahadaladii khilaafka doorashada ee la doonayay in lagu dhexdhexaadiyo Madaxweyne Muuse Biixi… Sii akhri
Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa sheegay in ay burbureen wadahadaladii khilaafka doorashada ee la doonayay in lagu dhexdhexaadiyo Madaxweyne Muuse Biixi… Sii akhri
Qarax loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax ayaa maanta ka dhacay hotel Nuur Doob… Sii akhri
Madaxweynaha Dowdda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir… Sii akhri
Madaxweynaha Dowldda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta galinkii dambe gaaray dalka Jabuuti. Madaxweyne Xasan… Sii akhri
Waqooyiga Gaalkacyo waxaa caawa lagu dilay Cirro Xaaji Cali oo ka mid ahaa dhalinyarada magaaladaas. Wararka aan la xaqiijin ayaa… Sii akhri
Madaxweynaha Dowdda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa war-murtiyeed wadajir ah ka soo saaray… Sii akhri
Doolarka ayaa sii xoogeysanaya marka loo eego lacagaha waaweyn ee lixda ah (6) ee looga qiyaas qaato qiimihiisa, waxa uu… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo ku qaabilay safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre, madaxa… Sii akhri
Madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, iyo siyaasiyiin kale oo ka soo jeeda Puntland ayaa… Sii akhri
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo joojin ku sameeyay Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada… Sii akhri