Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Diyaarada Turkiga ee Bayraktar TB2 oo ka qaybqaadatay dagaalka Al-shabaab

Diyaarada Turkiga ee Bayraktar TB2 ayaa ka qaybqaadatay duullaanka lagu qaaday Al-shabaab ee ka socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Wasiirka… Sii akhri

Posted on September 25, 2022September 25, 2022 by Desk

Hirshabeelle: Yuusuf Dabageed oo wasiir shaqada ka joojiyay

Posted on September 25, 2022September 25, 2022 by Desk

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle ahna kusimaha Madaxweynaha Yuusuf Axmed Hagar (Dabaheed) ayaa shaqo ka joojin ku sameeyay Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka… Sii akhri

Cabdullaahi Janno oo soo saaray buug cusub oo ilmaha loogu talo galay

Posted on September 24, 2022September 24, 2022 by Desk

Qoraaga Soomaaliyeed ee reer Minnesota, isla markaasna ka tirsan qorayaasha gobolkaas Cabdullaahi M. Sooyaan (Cabdullaahi-Janno) ayaa dhowaan ku soo ban-… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo amray wasiirrada in ay si xooggan ula dagaalaan musuqmaasuqa

Posted on September 24, 2022September 24, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Somaliland: Doorashada Madaxatooyada ma qaban karno 13-ka November

Posted on September 24, 2022September 24, 2022 by Desk

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in doorashada Madaxatooyada ee qorshaysnayd 13-ka Nov. 2022 oo ah bil ka hor dhammadka muddo… Sii akhri

Puntland: Mas’uuliyiinta xilalka laga qaaday ee la magac dilay

Posted on September 22, 2022September 22, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa marar kala duwan mas’uuliyiin xilalka uga qaaday eedo musuqmaasuq, hase ahaatee waxaa la dhihi… Sii akhri

Dagaal ka socda meel u dhow Dhuusamareeb

Posted on September 22, 2022September 22, 2022 by Desk

Dagaal xoogan oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan dowladda federaalka iyo Al-shabaab ayaa ka socda deegaannada Sino-dhaqo iyo Labidulle oo… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galay furitaanka shirka Golaha Qaramada Midoobay

Posted on September 20, 2022September 20, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York ee dalka Maraykanka kaga qeyb-galay furitaanka shirka 77-aad ee… Sii akhri

Axmed Madoobe iyo James Swan oo kulan ku yeeshay Kismaayo

Posted on September 20, 2022September 20, 2022 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed (Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan… Sii akhri

Cali Dheere oo ka hadlay abaabulka ka dhanka ah Al-shabaab

Posted on September 19, 2022September 19, 2022 by Desk

Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), afhayeenka kooxda Al-shabaab ayaa ka hadlay abaabulka shacabka ee ka socda qaybo ka mid ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close