Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Waare: Al-shabaab waxay malaayiin lacag ah ku bixinaysaa sidii loo bedeli lahaa guddoomiye Jeyte

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan xasillinta iyo arrimaha rayidka ahaana madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare… Sii akhri

Posted on April 22, 2023April 23, 2023 by Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday cutubyo ka tirsan ciidamadii lagu soo tababaray Ereteriya

Posted on April 20, 2023April 20, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan… Sii akhri

Dagaal ka qarxay caasimadda Suudaan ee Khartuum

Posted on April 15, 2023April 15, 2023 by Desk

Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga soo sheegayaa caasimadda Suudaan ee Khartuum kaddib maalmo ay xiisadi ka dhex taagneyd ciidamada… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo hadal u jeediyay ciidamo la diriray Al-shabaab

Posted on April 10, 2023April 10, 2023 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta booqasho ku tagay deegaano dhawaan la laga wareegay Al-shabaab oo ka… Sii akhri

Siyaasi Buubaa oo geeriyooday

Posted on April 5, 2023April 5, 2023 by Desk

Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Marxuum Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ergayga arimaha Somaliland

Posted on April 2, 2023April 2, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo hakisay soo dejinta Mooto Bajaajta

Posted on March 30, 2023March 30, 2023 by Desk

Shirka Golaha Wasiirrada ee maanta oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey qaraarka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay hay’adaha amniga qaranka iyo gobolka Banaadir

Posted on March 25, 2023March 25, 2023 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hay’adaha amniga iyo maamulka gobolka… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

Posted on March 23, 2023March 23, 2023 by Desk

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo 8 sharci saxiixay

Posted on March 21, 2023March 21, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada waxa uu ku saxiixay 8 sharci oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close