Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland: 21,801 arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga

Arday gaaraysa 21,801 oo isugu jira fasalka 12-aad iyo fasalka 8-aad ee dugsiyada sare iyo dhexe ayaa maanta oo sabti… Sii akhri

Posted on May 25, 2024May 25, 2024 by Desk

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo shil gaari ku geeriyooday iyo mid ku dhaawacmay

Posted on May 19, 2024May 19, 2024 by Desk

Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud (Cali Tabliiq) oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Puntland ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka… Sii akhri

Puntland oo sagootisay ergaygii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Posted on May 18, 2024May 18, 2024 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay oo sagootiyay… Sii akhri

Puntland: Heshiis ay galeen xisbiyada Kaah iyo Mustaqbal oo la laalay

Posted on May 15, 2024May 15, 2024 by Desk

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa laashay heshiis ay xisbiyada Kaah iyo Muqtabal ka galeen degmooyinka Buursax iyo… Sii akhri

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Deni iyo reer Nugaaleed?

Posted on May 11, 2024May 12, 2024 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta beer ku taalla deegaanka 22-aad ee duleedka bari Garowe kulan kula qaatay qaar… Sii akhri

Real Madrid oo u soo baxday kama dambaysta tartanka kooxaha Yurub

Posted on May 9, 2024May 9, 2024 by Desk

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa u soo baxday kama dambaysta (final-ka) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League, kadib… Sii akhri

Puntland oo qabatay gaadiid badeed qaarkood sharci darro ku kalluumeysanayeen

Posted on May 7, 2024May 7, 2024 by Desk

Ciidamada badda Puntland ee magacooda loo soo gaabiyo PMPF ayaa sheegay in howlgallo ay todobaadkan ka sameeyeen xeebaha degmooyin Puntland… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo lagu soo dhaweeyay Nairobi

Posted on May 6, 2024May 6, 2024 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay Catriona Lainga

Posted on May 5, 2024May 5, 2024 by Desk

Madaxwaynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay… Sii akhri

Sarkaal lagu dilay Muqdisho

Posted on May 4, 2024May 4, 2024 by Desk

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Booliska Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Gasahaanle Dhexe Aadan Cumar Ahmed (Aadan Biit) ayaa xalay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close