Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Dhimasho iyo dhaawac ka dhalatay gacan ka hadal ka dhacay xabsiga Gaalkacyo

Gacan ka hadal dhashay kacdoon iyo cabasho ay maalmo ka hor sameeyeen qaar kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe… Sii akhri

Posted on May 2, 2024May 2, 2024 by Desk

SSC-Khaatumo oo ka hadashay dil ka dhacay Sanaag

Posted on April 30, 2024April 30, 2024 by Desk

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ka hadlay labo nin oo shacab ah oo maalin ka hor lagu dilay gobolka Sanaag, dilkaas oo… Sii akhri

Muqdisho: Hormuud oo ka hadashay dilkii shaqaalaheeda

Posted on April 29, 2024April 29, 2024 by Desk

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay dilka lix ka mid ah shaqaalaheeda oo gaari ay saarnaayeen qarax lagula beegsaday deegaanka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe

Posted on April 28, 2024April 28, 2024 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta galinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Garowe, kaddib safar aan horay loo… Sii akhri

Puntland oo laga daah-furay olole wajiga kowaad lagu daawaynayo 750,000 oo neef

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by Desk

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Ilyaas Cusmaan Lugatoor ayaa maanta magaalada Gaowe ka daah-furay ololaha taageeridda daaweynta xoolaha Puntland,… Sii akhri

Laascaanood: Firdhiye oo guddoomiyay shir looga hadlay difaaca SSC-Khaatumo, baaqna u diray shacabka

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by Desk

Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali oo uu weheliyo hoggaamiye ku xigeenka Maxamed Ismaaciil ayaa kulan la qaatay golaha… Sii akhri

Boqolkiiba 70 ceelasha biyaha ee waqooyiga Qaza oo la burburiyay

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by Desk

Weerarada militariga Israa’iil ayaa burburiyay boqolkiiba 70 ceelasha biyaha iyo sidoo kale boqolkiiba 50 matoorada bulaacadaha wasakhda qaada ee waqooyiga… Sii akhri

Wareysi: Haweenka Puntland oo ka cabanaya dhaqaale la’aan

Posted on March 7, 2024March 7, 2024 by Desk

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Luul Jaamac Aw Nuur oo… Sii akhri

Gabar ardayad ah oo lagu dilay Garowe

Posted on February 27, 2024February 27, 2024 by Desk

Allaha u naxariistee Ubax Yaasiin Cali Aar oo dhigan jirtay mid ka mid ah jaamacadaha Garowe ayaa galinkii dambe ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay dowladda Itoobiya

Posted on February 17, 2024February 18, 2024 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya carqaladeysay wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galay shir madaxeedka Midowga Afrika… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close