PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Madaxweyne Farmaajo oo lagu Casuumay Shir ka dhacaya Magaalada New York

Share

Dowladda Qatar ayaa ku casuuntay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo shir gaar ah oo bishan ka dhacaya magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay dowladda Qatar ayaa ka dhinac furmaya shir sanadeedka guud ee Qaramada Midoobey.

Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohamed sii Hayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya ayaa shalay kula kulmay Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, iyagoona kawada hadlay xiriirka Soomaliya iyo Qatar.

Sidoo kale labo casuumaad oo ka kala yimid Amiirka Qatar iyo Wasiirka Arrimaha Diabdda Qatar ayaa Madaxweynaha Soomaliya maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad la gaarsiiyay.

War Kooban oo lagu faafiyay barta Facebook ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasiir Yuusuf Garaad uu guddoomay casuumadahaas.

Dowladda Soomaaliya ayaa bishii June ee sanadkan mowqif dhex dhexaad ah ka qaadatay xiisadii siyaasadeed ee dalalka Khaliijka, kaddib markii Xulafada Sacuudiga hoggaaminayo ay xiriirka u jareen dalka yar ee Qatar.

PUNTLAND POST

1 comment

  1. INTII AAN OGEYN HA OGAATO: FARMAAJO ADEERKII AFWEYNE AYAAN DORRAAD KA SAARNAY GANJEELLADA. MANA YEELEYNO INUU FARMAAJO NA HOGGAAMIYO. MAXAAYEELAY ITOOBIYA AYUU NAF KA DOONAY.

    FAWDADAN BUU KU DHAMEYSANAA 3 SANO IYO BARKA U HARSAN. WELIBA WAA MARKA UU UGU NASIIB BADAN YAHAY. HADDII KALE, WUXUU CARARAYAA KABO LA’AAN AH.

    WADDADII HABAAR WAALI IYO NAAR-KA-BOOD IYO UTANGA WAA LA YAQAAN.

    DAWLAD WAA LOO BAAHAN YAHAY. WAASE LOO SII KALE BAAHI BADAN YAHAY.

    SAMAALE WAXAYBA UGU BADISAA DAWLAD LA’AANTA.

    DAAROODNA INTUU NABAD KUGU YEELO, DAGAAL KUGU MA YEELO.

    DAAROODOW, AMA GADAASHEYDA KU FEYL OO AAN KUU TALIYO ADIGOO EDEB LEH. AMA ABAARAHAAGA IIMAANSO.

    MA MAQASHAY HEESTII UU QAADAY CARABKII LAHAA:
    DUMAASHI SALKA DULKA DIG = DUMAASHI SALKA DHULKA DHIG. MA DHAMMEYSTIRIMAAYO HEESTA EE ADIGU DHAMMEYSTIRO.
    AMA HA BIQLEYSEE IIMAANSO HANFIDAADA IYO KALLUUNKAAGA..

    HUNNU HUNNU HADAL MAAHA ….

    WARKU WAA CAD YAHAY.

    AMA KU SOO DHOWOW, AMA KU SII DHEEROW.

    DALKA WAXAAN LAGUUGU DHIIBEYN MAXAAYEELAY WAXAAD HIDDO IYO DHAQAN U YEELATEEN SOO HOGGAAMINTA CADAWGA, LA SHAQEYNTA CADAWGA, U BASAASIDDA CADAWGA:
    BAL EEG CUMAR XAAJI MASALE, CABDULLAAHI YUUSUF, CABDIWELI GAAS, AXMED MADOOBE, CUMAR CABDIRASHIID, FARMAAJO OO HADDA ITOOBIYA U DHIIBAY CABDIKARIIM QALBI DHAGAX, IWM.

    SIDEE LAGUUGU AAMINI KARAA TALADA DALKA, HADDII AAD DALKA DAMBIIL KU QAADANEYSID OO AAD NAADINEYSID:

    KAM-YASIIR-KAN-YA-GUUL, SIDII ADIGA OO JOOGA SAYLADDA XOOLAHA AMABA KU-DHACDA.

    DAAROODOW, DAL AAD CADAW KA IIBISAAN IDIIN MA HAYNO.

    DHAWRKII JEER EE LAGUU QALDAMAY AYAABA GEF WEYN AHEYD. SAA MABA LIHID MEHERAD AAN AHEYN IN LA IIBIYO DALKA, BADDA, MADAXBANNAANIDA IYO DIINTA SHACABKEENNA. (MA XUSUUSATAA AYAAN XIRSI MAGAN?)

    SOOMAALIYA IIB MAAHA! SAMAALAA DIIDAY.

Leave a Reply