Waxaa Goordhow warbaahinta loo soo bandhigay Sh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo kamid ahaa Al-Shabaab.
Abuu mansuur ayaa cadeeyay in uu ka baxay Al-Shabaab 5 Sano ka hor kadib qilaaf soo kala dhexgalay isaga hogaamiyaasha Al-Shabaab.
Abuu Mansuur ayaa ka codsaday shacabka iyo Dowlada in ay isaga cafiyaaan.
Abuu Mansuur ayaa Warqad uu soo Qoray ka aqrinayay Shirka Jaraa’id hoos ka Aqriso.

Codka Ama Muuqaalka Abuu Mansuur Goordhow la soco Insha allah
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho