Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Maxamed Cabulaahi Farmaajo ayaa xalay khudbad ka Jeediyay Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay 1-da Luulyo.
Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbada inteeda badneyd uga hadlay arimo ku aadan Midowga umadda Soomaaliyeed.
Hadaba Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa halkaan waxa ay idin kugu soo gudbineeysaa khudbadii Madaxweyne Farmaajo.
Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo oo Dhameeystiran.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho