Musharixiin uu kamid yahay Faroole oo maanta Khudbadahooda jeedin doono

Qaar kamid ah Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta ay hortagaan oo ay khudbada ka horjeediyaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

8 Musharax ayaa sida Qorshuhu uu yahay ka hor jeedin doono qudbadahooda Baarlamaanka islamarkaasina ay soo bandhigaan barnaamijkooda siyaasadeed oo ay dalka ku dhaqayaan.

Magacyada Xubnaha hadalka jeedinaya maanta
C/naasir Cabdule Maxamed
C/raxmaan C/shakuur Warsame
C/raxmaan Maxamuud Maxamed(Faroole)
C/laahi Cali Axmed(Cadow Cali Gees)
Eng C/laahi Cali Xasan
C/laahi Cilmi Mooge Xirsi
C/qaadir Osoble Cali
Cali xaaji Warsame

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho