PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Ciidamada Jubbaland oo la Wareegay Degmada Badhaadhe

Share

Wararka naga soo gaaraya Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Jubbaland ay  la wareegeen Degmadaasi oo ay horay u joogeen Al-shabaab.

Saraakiil ka tirsan Jubbaland oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Magaalada Badhaadhe ay hadda joogaan Ciidmada Jubbaland Shabaabkiina laga saaray.

Saraakiisha u hadlay Jubbaland ayaa intaa ku daray in ay sii wadi doonana Howlgalka ay Shabaab uga saarayaan Gobolada Jubbooyinka sida ay hadalka u dhigeen.

PUNTLAND POST

Leave a Reply