C/weli Ibraahim Muudey Oo Ku Horeeya Doorashada Gudoomiye ku xigeenka koowaad

Cododka ugu badan waxaa heysta haatan C/Weli  Shiikh Ibraahim Muudey oo ku horeeya doorashada. 88 cod

Waxaa ku xiga  Faarax shiikh C/qaadir  71 cod

Waxaa sadexaad ku jirta  Khadiijo Maxamed Diiriye 19 cod

Waxaa afaraad ku jira  Saciid Xueen Ciid 12 cod

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho