Isku Socodka Dadka iyo Gaadiid Ee Muqdisho oo Hakad ku jira

Waxaa Guud ahaan Hagad ku jira isku Socodka Dadka iyo Gaadiidka Ee Magaalada Muqdisho Waxaana Goob kasta ku Sugan Ciidamo katirsan kuwo Dowlada Somalia.

Maalmihii la soo Dhaafay Ayaa waxaa Dadka loo ogolaa in ay lugeeyaan hayeeshee Maanta ayaa Askarta Dowlada Somalia waxa ay diidayeen in Xitaa dadku Ay lugeeyaan.

Dadka Qaar oo u Waramay Warbaahinta Puntland Post Ayaa ka cabanaya Xirnaanshiyaha wadooyinka Dadkaasi oo Aan la kulmay ayaa isugu jiray Waayeel iyo haween Caruur wata.

1 2 3 4 5 6 7 8

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho