Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Istanbuul u duulay warfaafintana la hadlay

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo wefti uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, iyagoo ku sii jeeda magaalada Istanbul si ay uga qaybgalaan shirar Soomaalida khuseeya oo halkaas ka dhacaya