Caasumadda Puntland oo horumar muuqda ku tilaab satay

Bosaso-(Puntlandpost) Magalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa sanooyinkii lasoo dhaafay ku tilaab satay horumar muuqda, waxaa laga hirgaliyay wadooyin muhiim iyo layrarka cad-ceeda ku shaqeya kuwaasoo qayb ka taahay bilicda iyo horumarka socda.

Yuusuf Cabdi Shire oo ka tirsan Telefeshinka SBC ayaa muuqaalkan ka diyaariyay caasumadda Puntland.

Puntlandpost.com84medium