Bosaso-(Puntland Post) Deegaanka Cal-Madow waxa uu hoos tagaa degmada Laasqoray ee Gobalka Sanaag.
Waa deegaan cimilo ahaan ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, waa dhul daaqsinka, xoolo dhaqashada iyo beeraha ku wanaagsan, sidoo kale waa deegaan dalxiiska ku wanaagsan.
Booqashadii aan dhowaan ku tagnay Cal-Madow waxaa ii suurta gashay inaan tago goobo muhiim ah oo u baahan maal-galin.
Hoos ka daawo Barnaamijka Dalnuurshe oo Cal-madow gaaray.
Cali Cabdi Ducale
Puntlandpost.com

Mashaa Alaah,
Waar meesha wadooying ha loo dhiso, hana la horumariyo, caasimada soomaliya ayaynu ayaaha dambe u soo raridoonaye.
Waa meel Cadow ka fog, ammaan ah , cimila wanaag san, kaneeco aan lahayn anigu waan tegey waana . Dadka tuurismka and iyo safaarada huna jeclaysanayaan.
Cal-Madow Caasimada Somalia ha loo diraayo.
Alakawir
dulkanai waa dhil la halmaamay walib aaan eedeeyo maxadii hore sida aabihii umada maxamed siyaad bare, inuusan dhuulkii halganka iyo xoraynta soomliya mudana in magaala madax laga dhigo inuusan waxba ka qabanin gabiba, waxaa muqdisho ka mudnayd caasimada calmadoow waayo waa meel nafta u roon. alow mar anoo nool igu sin halkan. wxaan degan nasab duruyadii darood waan ku kalsoonahay in lala noolaankaro.