Aadan Madoobe oo isku tilmaamay madaxweyne

Aadan Madoobe ayaa markii ugu horreysay isku tilmaamay madaxweynaha Koonfur Galbeed, isaga oo markii ugu hore isu aqoonsanaa hoggaamiye, sida uu qabo dastuurkii dhawaan la ansixiyay.

Hadalka qoraal ah oo soo baxay madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in madaxweyne Aadan Madoobe uu maanta kulan la qaatay safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho, islamarkaana ay ka wadahadleen iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha.

Hadalkan ayaa ka hor-imanaya Dastuurka cusub ee dhawaan uu saxiixay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo uu soo meelmariyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee hoggaaminayay Aadan Madoobe.

Aadan Madoobe ayaa maalmo ka hor soo gaaray magaalada Muqdisho, isaga oo xilligaas isku sheegay in uu yahay hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed.

PUNTLAND POST