
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddiga Tacliinta Sarre ee Puntland.
Guddiga Tacliinta Sarre ee la magacaabay waxay ka kooban yihiin tobobada xubnood oo labo ka mid ah haween yihiin, kuwaas oo kala ah:-
1. Dr. Maxamuud Cabdiraxmaan Maxamuud (Hoorri) – Guddoomiye
2. Dr. Cabdirisaaq Maxamuud Takar – G. Ku-xigeen
3. Dr. Xafsa Maxamed Maxamuud – Xubin
4. Dr. Cabdiweli Cabdiraxmaan Geyre – Xubin
5. Dr. Faadumo Cabdullaahi Maxamed Xoosh – Xubin
6. Dr. Aadan Cabdiqaadir Maxamed – Xubin
7. Dr. Siciid Axmed Cali Maax – Xubin
PUNTLAND POST