Maxay Iiraan ku baddelatay furitaanka Hormuz?

Iiraan ayaa muddo 10 berri ah maraakiibta ganacsiga oo keliya u fasaxday in ay ka gudbaan marin-biyoodka Hormuz, sida uu jamcihii shaaciyay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas, Abbas Araghchi.

Iiraan waxay furintaanka Hormuz ku baddelatay xabad joojinta Lubnaan iyo in loo fasaxo lacag gaaraysa 20 bilyan oo doolar oo Maraykanku ka xanibay Tehran, sida uu baahiyay telefishanka CNN.

Furitaanka Hormuz waxa uu sababay in uu si degdeg ah hoos ugu dhaco shidaalka iyo gaaska adduunka oo qiyaastii 20% ay mari jireen marinkaas.

PUNTLAND POST