
Maraykanka iyo Iiraan ayaa ku heshiiyay xabbad joojin laba toddobaad ah, kaddib markii ay dhexdhexaadisay dowladda Pakistan.
Dowladda Iiraan ayaa ogolaatay in muddo labo todobaad ah ay gaadiidka maraakiibta maraan marin biyoodka Hormuz, halka madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu sheegay inuu ka laabtay weeraradii qorsheysnaa ee Iiraan.
Ra’iisul Wasaaraha dalka Pakistan Shehbaz Sharif ayaa sheegay in xabbad joojinta labada dhinac ay si degdeg ah u dhaqan gashay.
PUNTLAND POST