Bosaso(Puntland-Post) Cal-madow waa deegaan aad u balaaran oo qurux badan, waa deegaanka sareeya, waana sababta uu uga cimilo duwan yahay deegaanada kale ee Soomaaliya.
Socdaalkaan ku tagay deegaankaasi ayaa ka diyaariyay muuqaal kooban oo aan ku eegayo deegaankan iyo siduu u yeela iyo nolasha dadka ku nool waxay ku tiirsan tahay.