Ha’yadda Cilmi baarista Puntland oo soo bandhigtay cilmi baaris magaalooyinka qaarkood

Garowe-(Puntlandpost)-Hay’adda Cilmibaarista iyo ka hortaga shaqaaqooyinka ee OVCP oo soo bandhigtay Cilmibaaris ay ka samaysay magalooyinka Garowe, Qardho iyo Galkacyo.

Hay’ada Cilmibaarista iyo ka hortaga shaqaaqooyinka ee OVCP oo kamida hay’adaha ka shaqeeya Cilmibarista ayaa soo bandhigtay Cilmibaaris ay ka samaysay magalooyinka Garowe, Qardho iyo Galkacyo, Cilmibaaristan ayaa hay’adu ku eegtay dhinacyada Ammaanka, Garsoorka iyo Maamulka.

Halkan Ka Daawo:

Puntlandpost.com.