WAR-MURTIYEED+SAWIRO:- Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Qodobo Muhiim Ah Kasoo Saaray Shirkoodii Maanta.

Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa sidii caadiga ahayd waxaa looga hadlay xaaladda amniga guud ee dalka, xadgudubka maamulka Soomaaliland ee dhulka Puntland, siyaasadda daryeelka caruurta, khidmadaha badeecooyinka qudaarta, qorshaha Dawladda ee 2015-2016 iyo u diyaar garowga munaasibadda 8-da  Janaayo ee 2016 .WAR-MURTIYEED 1 WAR-MURTIYEED 2

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

IMG_9465

 

 

 

 

 

IMG_9473IMG_9474 IMG_9475 IMG_9470 IMG_9470 IMG_9469 IMG_9468